TACSI TIIRANYO LEH

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Anaga oo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan anaga oo aad uga tiiraanyaysan tacsi halkan uga diraynaa qoyskii, qaraabadii, iyo asxaabtii, geerida ku timi Marxuum CABDIWAHAAB XASAN IIMAAN oo 22/06/07 ku geeriyooday Magaalada Adis Ababa.

Marxuumka Ilaahay Janadii Fardawsa ha ka waraabiyo, ehelka iyo asxaabtana ha ka siiyo samir iyo Iimaan.

1. Cabdiraxman Adan Maxamuud iyo Xaaskiisa Ifraax Maxamed Cabdi
2. Cabdicasis Maxamuud Jaamac
3. Mukhtar Xasan Maydhane
4. Cabdirashid Xirsi Cali iyo Xaaskiisa
5. Cabdikarim Nur Cawaale
6. Maxamed Sh. Daahir Geele iyo Xaaskiisa
7. Mahdi Cumar Sheekh iyo Xaaskiisa
8. Ridwan Maxamed Cismaan
9. Maxamed Sh. Farax Cilmi
10.Qasim Da'ud Qalinle

No comments:

How does AI impact our everyday life!

Photo credit: Daily Nation The human innovation and creativity is on perpetual rise; always taking new heights; reaching new levels. Propell...