Somaliland: Maxaad ka taqaan Rays HOtel


Rays hotel waa hudheelka ugu casriyaysan magaalada Borama. Hotelka oo la furay 18/8/2004 waxa uu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah qaybta hurdada iyo qaybta cuntada. Qaybta hurdada oo guud ahaan ah 24 qol waxay ka kooban tahay 3 qaybood oo kala ah qolal keliya (single), wadar ah (double) iyo qaybta martida ama VIP da loo yaqaano. Mid kasta oo ka mid ah qolalkaasina waa self-container oo musqushiisu gudaha ayay ugu taalaa iyadoo qol walba uu yaalo TV u gaar ah iyo telephone baa ad kula xidhiidhi karto meelkasta oo caalam ka ah.
Hudheelka oo dhismihiisu qaatay ugu yaraan muddo sannad ah waxa uu markiiba noqday kan ugu horeeya uguna caansan Boramada casriga ah ee maanta। Waxa inta badan ku soo dega madaxda dowlada, hay’adaha iyo dadka kele ee hawlaha kala geddisan u imanaya magaalada Borama.


Marka ugu horaysa ee aad gasho hudheelka waxa ku soo jiidanaya beerta aadka u quruxda badan ee uu hudheelku dheeryahay hudheelada kele ee dalka iyadoo aad moodo in si gaar ah oo casriyaysan oo farshaxannimo ku dheehan tahay loo beeray doogga iyo dhirta kala duwan iyadoo marka aad dhex fadhido aad ilaawayso inaad Africa joogto.

Qofka hudheelka deggeni wuxa kele oo uu ka heli karaa:

a Internet and email access
b Dry cleaner
c Hot/cold water (shower)
d Telephone
e Wedding/conferences facilities



Waxa hudheelka ka baxa geedka loo yaqaano Passion ka oo aan wadanka intiisa kele ka bixin kaas oo uu maamulaha hudheelku ii sheegay in debedda ay ka keensadee midhihiisa.
Waraysi aan la yeeshay maamulaha hudheelka Mr। Ibrahim Xasan Daahir waxa uu ii sheegay inay mustaqbalka hudheelka ku soo kordhinayaan qaybo cusub oo ay ka mid yihiin hool dheeraad ah oo loogu talagalay aroosyada iyo xafladaha, qayb xayawaanka lagu xanaaneeyo (zoo) iyo qayb kele oo loogu talagalay inay caruurtu ku ciyaaraan iyadoo la keeni doono dhamaan agabkii lagu ciyaari lahaa.



Ibraahim waxa uu ii sheegay inay mar walba heegan u yihiin sidii ay macaamiishooda u raalli gellin lahaayeen meel kasta oo ay ka yimaadaan isla markaana ay mar walba u heellan yihiin sidii ay hudheelka uga dhigi lahaayeen mid aduunka oo dhami ku soo hirto.

Rooble Mohamed
Hargeisa, Somaliland

Source:www.sdwo.com

Appreciation: A Tribute to Mr. Idris Muhumad Sa’ad, Business Man, Philanthropist and conscientious Promoter of Peace and Harmony in Somaliland.



I am here submitting one of the best assets in Awdal Region, Mr Idiris Muhumed Sacad (INA CUNAYE). To the people of Awdal, mr. Idiris is more than a businessman. The aim of this piece of writing is to draw the attention of the readers towards the leader of the individuals contributing to the betterment of lives in Awdal in one way or another.

Mr। Idiris was born in the village of Bon (Awdal), to parents who were dedicated to their ten children. Mr. Idiris studied at elementary and secondary schools in Awdal, and pursued university, majoring in commerce. He moved to Saudi Arabia in search of a better life and started his business as an entrepreneur, which took him very far thanks to his hard work, perseverance and ethics. He was able to build Othman Habib Trading EST. which is a trading establishment based in Jeddah, Saudi Arabia but now has branches in Djibouti and Somalia, in short time, a task rather impossible.

Mr। Idiris is a philanthropist, a self-made man who built his businesses single-handedly on the basis of his reputation as an honest, credible and trustworthy partner in all his endeavors. He believes that trust is the most important asset that guides people, personal and business relations alike. He is also renowned for his efficiency and dedication to his work and to every cause he champions as his quick rise in Saudi Arabia shows.

As a Somalilander businessman living in Saudi Arabia, he was concerned about the ongoing strife in Somaliland and he played a behind-the-scenes role as a mediator, advisor and promoter of cease-fires and agreements to end the civil war।

Mr। Idiris is the founder of Rays Hotel, the only modern and four-star hotel in Borama. It is considered the brightest spot in Borama. Before the hotel was invested, people used to commute between Hargeisa and Borama due to the absence of decent accommodation facilities. In this way, Borama people lost thousands of Dollars each year as the people in UN agencies, government officers, International organizations, members of Diaspora community and prominent business people used to prefer to stay at Hargeisa, where they could find nice hotels. Now, because of him all these things are history as Rays Hotel filled the gap and managed to attract greater customers.

And now Borama, thanks to him, has a decent hotel that you can have a banquet should a valued friend to be invited or you receive very important guest। The hotel has not restored the reputation of the town only but is just contributing to the lives of the local people as more than 30 persons receive arguably decent wages.

Mr। Idiris is one of the founders of Amoud University, the first institution of higher education in Somaliland. It is currently making difference on the ground by making the young people of this country knowledgeable. The young generations in the country now do have a completed ladder of education. Even those in primary schools have the dream to catch Amoud University buses one day. In this regard, the university managed to restore the lost hope and inspiration of the young generation. The university succeeded to change the course of life of a whole nation- Somalia- let alone a region.

Mr। Idiris built and refurbished many schools and mosques through out Awdal region. He is also the only man who contributed money to Awdal football team who were taking party the Somaliland tournament held in Hargaisa.

On the other hand, he encourages others to take part the philanthropic contributions that provides health, socail and cultural services to the needy in Awdal as well as promotes cultural issues।

In recognition of his philanthropic contributions he has not only won my admiration but also the ones of the high profile figures of Awdal region। As I read from Borama।com recently, one of them, the mayor of Borama, put it: " qorshahayga maanka iigu jiray ayaa ahaa inaan arko Boorama oo mar uun jid laami ah leh waanay noo rumoobaysaa insha Allah,shan iyo tobanka cisho ee soo socda ayaan rajaynaynaa inuu barbera soo gaadhaan Koontiinaradii daamurkii hawsha lagu fulin lahaa oo qiimihiisu tobankun oo Doolar nagu joogo waxaana naga sii bixiyay oo noo dalbay muwaadinka la yidhaa Xasan Cali Cismaan oo aanu halkan uga mahadnaqayno।

Waxa kale oo isna mahad naga mudan Idiris Cunaaye oo isna markii uu awoodayada arkay naga damaanad qaaday in wadadu marka ay soo gaadho geerashka carabka uu isna ilaa Hutelkiisa Rays oo qiyaastii dhan 500 mitir samayn doono daamurkii iyo wixii kale ee loo baahnaana waa uu dalbay,runtiina waxa ay mudan yihiin labadaa muwaadin in loo mahadnaqo inta kalena ku daydaan,mida kale waxaanu qandaraskii samaynta jidkan la galnay shirkadii samaysay wadada jig jiga yar ee magalada Hargaysa oo qalabkii loo baahnaana haysata।"

As a sensible proverb says charity begins at home, Mr Idiris initially contributed his money to construct and develop his region.He is genuinely loved and respected by his people, who credited him with as the leader of the individuals contributing to the betterment of lives in Awdal in one way or another

Wihiib Ahmed Muhumed
Email:wihiib_axmed@hotmail.com

Brutal Fighting in Sudan- The Forgotten Tragedy

Fighting broke out between the warring factions in Sudan exactly one year ago. What started out as a disagreement over the merge of paramili...