HAMBALYO

Bahda HORUSOCOD.blogspot.com Waxa ay Hambalyo Iyo Duco aad u balaadhan hawada u marinayaaan Meherka:
Mudane : Faysal Muxumed Sacad
Iyo
Marwo: Idil Xasan Aadan
Oo maanta oo ay bishu tahay 29/07/08 ka dhacay Rays Hotel, Borama. Waxa aan Eebe Weyne uga baryaynaa Lammaanaha cusub inuu barakeeyo, Ubad iyo Khayr badana ay kala helaan.

Amin

Brutal Fighting in Sudan- The Forgotten Tragedy

Fighting broke out between the warring factions in Sudan exactly one year ago. What started out as a disagreement over the merge of paramili...