Ururka ARNA oo ka shaqeyn doona dhismaha wadada isku xirta Dilla iyo Borama oo maanta lagu dhawaaqay.


Boorama, (Harowo) - Xaflada weyn oo si xoogan loo soo agaasimay ayaa saakay waxa ay ka dhacday hotelka Rays ee magaalada Borama. Xafladaan oo ay kasoo qeyb galeen 71 ruux oo isku jira Ganacsatada gobalka Awdal, Aqoonyahano, Dhaqaatiir, Injineero, Culumaa’udiin, Haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobalka Awdal ayaa loogu hadlayay qaabkii loo dhisi lahaa wadada u dhaxeysa magaalooyinka Dilla iyo Borama ee gobalka Awdal।


Xafladaan oo qaban qaabadeed lahaa gudiga dhawaan gobalka laga hirgaliyay oo lagu magaabo ARNA “Awdal Road Network Association” kaasoo ka shaqeyn doonaa qaabkii loo dhisi lahaa wadadaan burburka xoogan soo gaaray। Ugu horeyn waxaa ka hadlay Guddoomiyaha ARNA Cabdi Maxamuud Muuse waxa uu sheegay inay muddo soo wadeen howshaan xasaasiga ah isla markaana hadii laga mira dhaliyo uu horumar weyn gaari doono gobalka। “Wadooyinka waa sheyga kaliya ee adduunka uu ku kala hormaray dal kasta oo aduunka ku yaala waxuu ku dadaalaa sidii uu dhisan lahaa wadooyinkiisa” ayuu yiri Cabdi Maxamuud Muuse। Waxa uu sidoo kale sharaxay qeybo kala duwan oo uu lahaan doono ururkooda ka shaqeynaya dhismahada wadada isla markaana uu isaga muddo lix bilood oo kaliya heyn doono xilka kadibna ay dhici doonto doorasho qof kale lagu soo dooran doono।Waxa uu sheegay inay xaalada wadada iminka gacanta u gashay bulshada gobalka Awdal ayna waajib tahay inay bulshada iyaga oo iskaashanaya dhistaan wadadaan si uu horumar xoogan gobalka u helo।


Waxa uu carabka ku dhajiyay in fakirkaan uu lahaa Maamulaha Shirkada Telesom ee gobalka Awdal C/qaadir Aadan Nuur oo uu xusay inuu yahay nin mar walba u fakira una riyooda horumarka gobalka kana danqada dhibaatada gobalka।


Waxa uu yiri “C/qaadir marka uu arintaan ku riyooday ayuu inoo soo bandhigay si aan ula rumeyno riyadiisa, maanta waan arkaa inaysan xafladaan cid mas’uul ah oo gobalka ka tirsan ka maqneen waxaana filyaa dhamaanteen inaan wada rumeyn doono riyadaan wanaagsan ee horumarka gobalka ah”।


Qudbadahii halkaasi maanta laga jeediyay oo aad u badnaa ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo kamid ah suldaana gobalka Awdal waxa uuna sheegay in riyadaan C/qaadir Aadan Nuur uu ku riyooday ay isaga la tahay riyadii ugu wanaagsadeen ee qof gobalka ka tirsan abid ku riyooda।Waxa uu sheegay hadii ay yihiin Caaqilada ,Cuqaasha, iyo Waxgaradka Beelaha gobalka dega inay habeen iyo dharaar usoo jeedi doonaan sidii wadadaan bulshada oo iskaashatay ay u dhisan laheyn। “Qeybta baraarujinta ayaynu ku jirtaa ururkaan cusub ee gobalka laga hirgaliyay ee ka shaqeynaya dhismahada wadadaan” ayuu yiri Suldaanka।

Waxa uu xusay in gobalka Awdal uu yahay gobalka dhinaca wadooyinka agoon ka ah isla markaana laamigii laga soo bilaabay Kismaayo shishadeeda uu ku eg yahay magaalada Dilla taasina ay kaliftay inuu gobalka waxyaabo badan oo horumar ah oo ku taahmayo is hortaagto।


Waxaa isna ka hadlay kulankaan Sheekh C/laahi Sheekh Cali Jowhar oo aad ugu dheeraaday qiimaha ay leedahay dhismahada wadadaan, isagoo ku baraarujiyay gudigaan inay dhexda u xirtaan ka mira dhalinta howshaan xoogan ee gobalka ku aadan।


Waxaa ugu dambeyn xaflada soo gaba gabeeyay Guddoomiyaha gobalka Awdal Max’ud Sheekh Cabdilaahi Cige oo ku dheeraaday taariikh burburka wadada isku xirta Dilla iyo Borama, waxuuna yiri “Reer Awdal waxaa lagu xantaa inay kasaan balse ay karin, waxaana maanta aan cadeyneynayno inaan Kasno oo aan kari karno”Waxa uu sheegay in riyadaan C/qaadir Aadan Nuur uu ku riyooday ay tahay tii ugu faa’iidada badneed oo uu maqlo, balse waxuu ugu baaqay inuu rajaynayo inay tani faa’iido u noqon doonto cid kasta oo gobalka kasoo jeeda meel kasta oo ay adduunka ku sugan tahay.
Waxaa intii uu socday kulankaan looga dhawaaqay gudiyo kala duwan oo ka shaqeyn doona dhismada wadaan, iyadoo Borama laga hirgaliyay xafiis uu lahaan doono ARNA iyo howl-wadeeno ka shaqeyn doona intaba।


Jaaliyadaha gobalka u dhashay ee caalamka ku nool ayay ka codsadeen dhamaan mas’uuliyiintii maanta ka hadashay xaflada inay ka shaqeeyaan qaabkii ay wadada gobalkooda।


Gudiga ganacsatada Board-ka Ururka ARNO

1. Cabdi Maxamuud Muuse Gudoomiye
२।Cabdiqaadir Adan Nuur Gudoomiye/Xigeen

३।Maxamed Cali Cismaan Xoghaye

4Ismaacil Cabdi Riiraash Treasurer
5Cabdilahi X। Ciise Maxamuud

6।Maxamed Nuur Faahiye

7।Abubakar Xuseen Miicaad

8 Muumin Jaamac Samaale

9।Cabdilahi Jaamac Cumar

10Cumar Axmed Shirdoon

11Muse Camir Kahin

12Xasan Geedi Barre

13Qalin Seed

14Saynab Xaji Axmed Miisaan

15Amina Boobe


Taagerayaasha Madaalayaash ah

1 Sheekh Cabdilah Sh। Ali Jowhar

2 Suldan Ibrahim Jamac Samater

3 Suldan C/raxman Jama Dhawal

4 Suldaan Baade Xasan Xadi

6 Xaaij Axmed Miisan
7 Abdi Xasan Tukale
8 CabdiCasis X Abubakar

9 Maxamed Cawaale riijan

10.Xaji Jaamac Qumane

Dhamaan intii maanta kasoo qeyb gashay xafladaan ayaa balan qaaday inay habeen iyo dharaar ka shaqeyn doonaan qaabkii ay wadadaasi u dhisan lahaayeen iyagoo aan dowlad kaashan oo kaligood gacmaha is qabsada।




Abdifitahaam AhmedEmail:


Source
Harowo.com, Boorama, SL

A letter of Appeal for Cessation of Hostilities to the Leaders of Somaliland and Puntland


To: - H. E Dahir Rayale Kahin, President of Somaliland
- Speakers of the Houses of Somaliland
- Leaders ofLeaders of Somaliland Political Parties of UDUB, Kulmiye and UCID.

To: - H. E. Mohamed Adde Muse, President of the Autonomous State of Puntland, Somalia.
- Speaker of Puntland House

To: - Political and Traditional Leaders of Sool region

Date: 21 Oct 2007.

We, the undersigned concerned citizens of Somaliland and Puntland appeal to the above mentioned leaders of both Somaliland and Puntland to stop all kinds of hostilities in the Sool region and resort to reason and peaceful dialogue in resolving the dispute।

At a time when Somali blood is being spilled in many parts of the Somali peninsula, at a time when Somaliland and Puntland stand as shining examples of what the Somali people can achieve with their own wisdom and resources, it causes us great pain and sense of shame that such last beacons of peace and stability in the region, the last source of pride and identity for the Somali people are dragged into the abyss।

Being away from home and living with the shame of being Somali, it pains us deeper whenever we see another conflict and another war flare up in a previously peaceful part of our territory.
As the Somali proverb says “Dagaal wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dhasho”, we remind you that as leaders of the nation you bear full responsibility for every child that dies, every mother that grieves, every elderly persons that are evicted from their homes and care, every young man or woman who is killed or is maimed by the fighting।

We have enough suffering, enough death, enough bloodshed, enough shame before the world of the daily carnage taking place in Mogadishu, the hundreds of women and children who lose their life in the sea in an attempt to escape from the life of fear, poverty, homelessness, misery and the hell that Southern Somalia has become।

We appeal to you that you don’t have to add more misery to the suffering and shame our people already carry. War brings only death and death breeds more death and suffering। There is no winner in war; no heroism and pride in killing women, children and poor civilian people who are all blood relatives.

We, the undersigned are neither politicians nor have political ambitions, neither opposed to Somaliland people, nor have any enmity to Puntland people, we hail from both sides and view the people of both sides as our brothers, sisters, mothers, fathers and friends। Their pain is our pain and indeed your pain as well.

We, therefore, call upon you to stop the bloodshed, let the people of Sool return to their homes and allow the elders and the wise of people of Sool to resolve their conflict by their own.
We are hopeful that you would heed our honest call, because we know you also feel the pain more than we do and bear the responsibility for any more loss of life before the Almighty Allah and before those who lost or will lose their beloved ones in the conflict।

Names of signatories living in the UAE:

Puntland List:
Dr. Yousuf Hamud
Mr. Ali H. Abdulla
Dr. Noah Yaseen
Dr. Abdi Fokheye
Safi Abdi -Somali Writer
Zahra Yousuf - Somali Business woman
AbdiRashid Husein Arab - Businessman
Amina Mohamoud Dahir -Student of Psychology
Hussein Abdi Mohamed

Somaliland List:

Omer Adan Liban
Awil Jama Haad
Noah Amin
Awil Abdillahi Farah
Abdillahi Abdurahman Ismail
Bashir Sh. Omar
Shamis Hussein (Somali writer)
Source: awdalnews.com

Warbixin:-Xasuuqii waxshiga ahaa ee taliskii xabashidda ee boorama 30 Janaayo 1984.




Marka hore waxaan ku bilaabayaa magaca Eebe ee naxariista guud iyo mid gaar ahaaneed.

Hadaba, hadaan u gudbo ujeedada igu dhalisay dhanbaalkayga, amaba aan gudagalo ayaa waxay tahay in maalinba maalinta ka danbaysa ay sii fogaanayso colaadii sooyaalka ahayd ee u dhaxaysay shacabka soomaaliyeed iyo xukuumadaha xabashida, Waana taas aan manta u cuskaday qalinka, jecelna inaan daaha ka qaado taariikh aan marnaba duugoobikarin oo arimahan uun la qotonta in kastoo aanan jeclayn inaan diirqaado naburro gaamuray dibna u xasuusiyo shacabka iyo eheladii dhibanayaasha, balse ay tahay dhacdo xusid mudan oo qudhaydu habeeno ka laddi waayay. Waayo umad kasta oo uunkan ku nooli waxay leedahay dhacdooyin taariikheed oo soo jireen ah oo ay ku dhaataan ama ay ka dhiidhiyaan, waana laba midkood uun,
1taariikh xambaarsan badhaadhe iyo himilooyin wanaagsan oo la hantay 2taariikh xambaarsan tiiraanyo, dhiilo ama dhacdo xusuus reeb xun leh

hadaba dhacdooyinkan is huwan ayaa badanaaba waxa weeleeya maskax kastoo caafimaad qabta taasi oo ku dul suntan, raad-raaca taariikheed ee jiilba jiil uga sii taariikhoodo, arinta aanugoleeyahay ee aan ubanbaxay wax kaqoristeeda islamarkaana aan ushanqadhiyo dhalinta facayga ah ee gayiga degan ayaa ah, akhristow raad-raaca taariikhda ee guunka ah oo maanta iyo naxdin leh u xusaysa bar-baartii, ubixii, sida xun ugu riiqday weeraradii waxshiga ahaa ee aan lookaala aabo yeelin ubax iyo Hadab bulshoweynta reer Awdal yaa ah bulsho ehel u’ah ilbaxnimo iyo aqoon dabo dheeraatay, isla markaan ku dhaadata taariikh guun ah oo soo jireen ah, waxaaana taasi marag ma doon u ah ilbaxnimadii Adal iyo sooyaalkii soomaaliyeed ee kahaqaaday guud ahaan Awdalta maanta taaso ahayd boqortooyo awood cudud iyo ilbaxnimo gaadhay oo xukunkeedu gaadhsiisnaa ilaa shawa(Ethiopia) taas oo la odhankaro waa halka ilbaxnimadii soomalidu ay ka soo dhab qaadatay .",


Hadaba hadii aan ugudo galo dhacdan naxdinta leh ayaa waxay ubilaabmaysaa sidan hoose।

Amintu waa goor barqa ah abaaro 10:30 AM bishii janaayo 1984 kii waana maalin farxad iyo rayn-rayn badan ay dadkuna faras magaalaha Boorama (xarunta iyo caasimada gobalka Awdal) ay tuganyihiin oo raxmaad iyo nimcad illaah ku mashaqeeyay taasi oo ay dheerayd jawi bilan oo ay weheliyaan neecaw iyo reexaan udug badan oo ka soo dhabanaayay dhinaca buuralayda iyo xeebaha Laakiin nasiib daro waayahan faraxa badan u mayna hiilin shacabkii u sacabotumaayay ee u heelanaa, Kadib markii 6 diyaaradood oo nuuca dagaalka ay ka soo gudbeen dhinaca xadka xabashida kuwaas oo bartilmaameed rasmi ah ka dhigtay ubax aan waxba galafsan oo duruus ujoog ku ahaa dugsiyadoodii. Deegaamo xaafadeed iyo xarumo ganacsiba, gardaradaa aan geedna lagula soo gaban ayaa waxaa ku galbaday 37 arday oo da’doodu udhaxaysay (6-14)sano iyo 4 macallin, halka dhaawucuna kor u dhaafay 39 arday iyo 5 macalin kuwaas oo sixun u dhaawacmay ,wxaa kaloo dadka ku nafwaayay kamid haa afar hooyo oo xaamilooyin ahaa kuwaasi uu sugnaa MCH-ka ad dhawaa dudsiyadaasi sida xun loo ataagay.

Anaga oo kuhadlayna magaca bulshaweynta reer Awdal iyo eheladii dhibanayaasha ayaan ugu baaqaynaa dadyowga nabada jecel in aydhinac uga soo jeestaan ficilada xun ee ay cadaysteen xukuumadahasi xabashidu, arintu sikasta ahaatee dhacdadani waxay fariin ugudbinyasaa bulshoweynta soomaliyeed in ay cadowgooda u foojignadaan waxaana la, arkaa in dhinbiilihii hore ay wali dhab holcinayaan , inkastoo xasuuqaasi naxdin we-wel iyo tiiraanyo ku sogootiyay bulsho weynta reer awdal hadana waxaa xusid mudan in ayna cidna dabooli Karin ubax soo foodhacaaya!! ।Balse su’aasha la isweyndiin karo ayaa ah intee ayuu leekaa taageeradii ay ufidisay xukuumadii milatariga ahayd ee siyaad barre dhibanayaashii ay dhacdani ku hafsatay ?Jawaabta ayaa ah mid cad dadka inta badana ay aaminsanyihiin in wax gar-gaarah oo sidaasi ubuuran ayna dadkaasi helin ,balse wax uun lagudboonaa dowlada in ay shicibaka ka difaacdo duqaynta arxandarada ah balse taasina ma ay dhicin ,waan taas ta sobobtay in uu wax kooban noqdo taageeradii ay bulshoweynta reer Awdal uqabeen xukuumadii xilligaasi.",Markasoo ay bulshada caalamkuna ay ku mashquulsanaayeen waa xiligaasiye ka badbaadinta dhalaanka nafaqadarada, macaluusha, xanuunada iyo cidhibtirka jahlinimada, ayay xukuumada xabashiduna ay awoodeeda ku tijaabisay ubad soomaaliyeed oo birimagayda ah ,shikina kuma jiro in xukuumadaha xabashidu ay yihiin xoog u taagan bur-burinta shacabka iyo bar-baarta uhanaqadaysa gayigan.

Balse su’aasha la isweyndiin karo ayaa ah intee ayuu leekaa taageeradii ay ufidisay xukuumadii milatariga ahayd ee siyaad barre dhibanayaashii ay dhacdani ku hafsatay ?
Jawaabta ayaa ah mid cad dadka inta badana ay aaminsanyihiin in wax gar-gaarah oo sidaasi ubuuran ayna dadkaasi helin ,balse wax uun lagudboonaa dowlada in ay shicibaka ka difaacdo duqaynta arxandarada ah balse taasina ma ay dhicin ,waan taas ta sobobtay in uu wax kooban noqdo taageeradii ay bulshoweynta reer Awdal uqabeen xukuumadii xilligaasi.
Iskusoo wad xooriyoo hada waxaa lataaganyahay xiligii dhibanayaasha lagu xusilahaa taalo laga dhex qotamiyo faras magaalaha caasimada gobolka ee Boorama, si aan maanka iyo quluubta ugu hayno ubaxaasi inaga baxay dhamaanteen ,waayo bulsho kastaa waxa ay leedahay calaamad ay kuxusuusato dhacdooyinkan nuucan oo kale ah ।

Gabo-gabada iyo gunaadka qalinkayga urugo qormaaya kuna hadlaya magacayga iyo magaca dhalinta reer awdal iyo magaca qoysaskii dhibtu gaadhayayaan waxaan tacsi tiiraanyo leh ugubinaynaa dhamaan bulshoweynta reer awdal meelkasta oo ay joogaan dal iyo dibadba iyo guud ahaan bulshoweynta soomaaliyeedtaariikhduna way xusi ubaxaasi saxiibadayo ,wehelkayo,kuwaas oo\nala qoondaynlahaa dhabada nolasha waxaase hubal ah in ay rabi ku galaday janatu firdowsa naxariisna, ay hugooga noqotaydhamaanteen Allaah raxmaanka ahi samir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiin ..............\
...
Mukhtaar Cige mukhtaar24@hotmail.fr
Source: Boramanews.com

Inauguration of 87 Shelter Units for IDP’s & Urban Poor in Hargeisa

The celebrations of World Habitat Day coincided with the completion and inauguration of 87 shelter units handed over to Municipality of Hargeisa. A faction to celebrate the WHD and handing over of the completed houses was held at the Ayah II Shelter Project site. The ceremony was attended by a wide range of government ministries and representatives of UN and International organizations. Among others the government officials that attended the gathering included, Minister of Family Affairs and Social Development, Vice Minister of National Planning and Coordination, Vice Minister of Ministry of RR&R, Mayor of Hargeisa town and members of local council. Similarly, UN sister agencies and International organizations that attended the faction included WFP, UNDP, UNHCR, UNOCHA and Resident Coordinator. In addition, the people at Ayaha turned in their hundreds to witness the hand over of the first 87 shelter units along with the celebrations of World Habitat Day.

With financial assistance from the Government of Japan and with Food-for-Assets support from WFP, UN-HABITAT has tried to address the issue of secure tenure, adequate housing, technical skills training and economic development, here at Ayaha-II settlement. The result is that today, on World Habitat Day, we are able to handover the first completed 4 blocks of 87 housing units to the Municipality of Hargeisa. Tenure agreements have been finalized for the first 87 beneficiary households; these will be signed in a separate ceremony between the Municipality and the beneficiaries.

This would be the most important step taken towards making our cities more safe and more just as these 87 poor families will have permanent shelter to live. Also, in the coming months, UN-Habitat is planning to hand over almost 86 shelter units to be resided by IDP’s and urban poor.

The mayor of Hargeisa cut the ribbon of this project and would sign the agreement with the beneficiaries who have won the lottery process early in the conception of the project.

Abdirahman Adan
Hargeisa




Brutal Fighting in Sudan- The Forgotten Tragedy

Fighting broke out between the warring factions in Sudan exactly one year ago. What started out as a disagreement over the merge of paramili...