Tacsi, INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Bahda Horusocod.blogspot.com waxa iyaga oo aad uga tiiraanyaysan ay tacsi u dirayaan dhalinta Reer Awdal ee ku qaraqantay bada Mediteranian-ka. Waxaanay Eebe weyne uga baryayaan inuu Janadii Fardawsa ka waraabiyo, Ehelka, asxaabta, iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamin

Brutal Fighting in Sudan- The Forgotten Tragedy

Fighting broke out between the warring factions in Sudan exactly one year ago. What started out as a disagreement over the merge of paramili...