Horusocod Waa Mareeg

Akhristayaal ku soo dhawaada maanso kooban oo ka hadlaysa mareegtani Horusocod. Maansadu waxa ay tilmaan kooban ka bixinaysaa waxa ay uu bogani u taagan yahay.

Mareegtani horusocod
Waa bar hodan ahoo
Dadku u soo hilooboo
Hiirtaa aroornimo
Cid waliba hubisoo
Hawaalaha aduunyada
Ama heerka noloshaba
Hawlaheeda dunidani
Hab aad u saareeyoo
Hufnaan iyo aadaaba leh
Lagu hafiyo weeyaan

********************

Horusocod waa mareeg
tiraabo wada hodan ahoo
Hormuudkii dalkeeniyo
Horusocodkii bulshadu
Maskaxdooda ka habeen
Lagu habeeyey weeyaan

*******************

Horusocod waa mareeg
Himilo aad u fog lahoo
Wadanka horumarkisiyo
Kobcinta hodanimidiyo
Haqabtirka gaajadiyo
Hoos u dhiga jahligiyo
Horumarinta aqoontyo
Hog ku ridida qabiilkiyo
Dhiirigalinta halabuurkiyo
Horseedka samaantiyo
Astaan lagu hirtaayoo
Intaas oo ahdaaf ahba
U heegan ah weeyaan

******************


Horusocod waa mareeg
Barbaar wada hanunsano
Hadafkoogu cadyahayoo
Hiraal iyo yool lahoo
Ujeedo horeysa iyo
Himilo danbaysaba
Haabkooda galisiyo
Halabuur aqooniyo
Hufnaan iyo daacadnimo
Intaaba lagu hubaa
Hogaanka u haysa oo
Waqtigooda u hurayoo
Himilooyinkiisana
Inay hirgaliyaan
Mar hore gudoonsaday

Abdirahman Adan

Afeef: Ma ihi gabayaa, waxaanse isku dayay inaan si kooban ujeedoyinka mareegtan qaab suugaaneed ugu sooro akhristayaasha qiimaha badan

3 comments:

Anonymous said...

Hi Abdirahman
I know you are artrist, becouse you turned another page, from figurative language to (twhich is) transmiting messages through somali literature to the readers by means of communication, this is good and sound, but is it your first attempt or you did before?, any way thank you
Mohamed Farah

Anonymous said...

Do you deep in your heart believe in Somaliland as separate country. Could it survive with Ethiopian power in the horizon. Is it better for the community in large to have one strong Somali country or weak, corrup cantons.I belived in Somaliland before my visit last summer, when I witnessed how far it is from what we paint in the internet. It is run by less educated, arrogant corrupt gangsters that think nothing but themselves. Worse than that there is no way out, except to build a new Somali nation fron scrap. Do you belive the likes of Riyale, Ahmed Hagi Dahir would be the most poerful politicians from Awdal. I do not think with proper system, they can even be trusted to the Head Tuule9 Village Chiefs).


Ahmed Hassan

Unknown said...

Do you need an urgent loan of any kind? Loans to liquidate debts or need to loan to improve your business have you been rejected by any other banks and financial institutions? Do you need a loan or a mortgage? This is the place to look, we are here to solve all your financial problems. We borrow money for the public. Need financial help with a bad credit in need of money. To pay for a commercial investment at a reasonable rate of 3%, let me use this method to inform you that we are providing reliable and helpful assistance and we will be ready to lend you. Contact us today by email: daveloganloanfirm@gmail.com Call/Text: +1(501)800-0690 And whatsapp: +1 (501) 214‑1395

NEED A LOAN?
Ask Me.

How does AI impact our everyday life!

Photo credit: Daily Nation The human innovation and creativity is on perpetual rise; always taking new heights; reaching new levels. Propell...