Bahda Horusocod.blogspot.com waxa iyaga oo aad uga tiiraanyaysan ay tacsi u dirayaan dhalinta Reer Awdal ee ku qaraqantay bada Mediteranian-ka. Waxaanay Eebe weyne uga baryayaan inuu Janadii Fardawsa ka waraabiyo, Ehelka, asxaabta, iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamin
Horusocod waa madal aan ku soo bandhigo/kaydiyo qoraallo taabanaya waayaha nolosha ee bulshada
Subscribe to:
Posts (Atom)
How does AI impact our everyday life!
Photo credit: Daily Nation The human innovation and creativity is on perpetual rise; always taking new heights; reaching new levels. Propell...

-
In the wake of the recurrent and often fatal climate change-induced shocks, cities, towns, villages, and settlements are all prone to cyclic...
-
Taariikhda Xasan Sheekh Muunin Waa taariikh nool, Amaantiisuna maaha tii dhimashada Ee waa tii dhabta ahayd. Martibaan ku nahay Oo adduun ma...
-
I. Executive Summary Local Governments in Somaliland have passed through different stages during the past two decades. During the first de...